Haddii haweenayda laga dhigi lahaa shimbir, waxaa laga dhigi lahaa Daa'uus. Haddii laga dhigi lahaa xayawaan ama ugaarna, waxaa laga dhigi lahaa Deero.

Haddii haweenayda laga dhigi lahaa shimbir, waxaa laga dhigi lahaa Daa'uus. Haddii laga dhigi lahaa xayawaan ama ugaarna, waxaa laga dhigi lahaa Deero.

Haddii laga dhigi lahaa baallalayna waxaa laga dhigi lahaa Balanbaalis. Balse nasiib wanaag waxaa loo abuuray Bashar ahaan, markaasay noqotay gacaliso, xaas, walaal iyo Hooyo.

Haddii aanay haweenku ahayn wax wayn, abaalmarinta muuminka Ilaahay kama dhigeen xuurul-caynta jannada.

Marka ay yar tahay inantu, waxay albaabka jannada u tahay aabbaheed, markay xaas noqotana waxay dhammaystirtaa diinta ninkeeda, hooyanimadeena jannada ayaaba ku jirta labadeeda lugood hoosteeda.

Cid walba oo akhrisa oo qalbigooda ay farax galiso walaashood, inantooda, xaaskooda iyo hooyadoodba; Eebbe ha u daayo waayo.

1681526665100.jpg



0
0
0.000
2 comments