KASMAAL 2023 Maxaad ka ogtahay kursiga laga helo dhaqaalaha ee kumanaanka qof ay ku

KASMAAL 2023
Maxaad ka ogtahay kursiga laga helo dhaqaalaha ee kumanaanka qof ay ku fadhiisteen ?
Sawiro quruxbadan waa gabdho ka soo qayb galay barnaamijka television 📺 qaranka jamuuriyada somalila. Waxa uu ahaa barnaamijka kasmaal kaasi oo ay ka soo qayb kaleen dhalin yaro ka kala yimid qaybaha magaalada taasi oo su aalo laga waydiinayo tartamasha ka soo qayb gala halkaas

Barnaamijka waxaa la qabtaa rabadaan kaste
Taasi oo ay dad badan ku guulaystaan halka dadka qaarna ay ku guuldaraystaan baranaamijka waxa la yidhaahdaa kasmaal

Kasmaal waxaa si live looga soo daayo tv qaranka waxana daawada dad badan daafaha aduunka iyo gayiga somalida
Kasmaal waxay faaiido u tahay ama cilmi korodhi kaasi oo ay kamid tahay su aalo diini ah iyo kuwo kale oo maadi ah kuwaaso ay ka faaidaystaan daawadayaashu

1681759117616.jpg

1681759111234.jpg

1681759103122.jpg

1681759098661.jpg

1681758402249.jpg



0
0
0.000
3 comments